Free Web Hosting Provider - Web Hosting - E-commerce - High Speed Internet - Free Web Page
Search the Web

Togdheer.4t.com Hoyga Heesaha Soomaliyeed.

Read The 20 Century Abtirsiga Soomaliyeed Sheekooyinkii  Kun Habeen iyo Habeen KU BARO COMPUTER-KA AFKAAGA HOOYO RAAXADA GUURKA SHEEKOOYIN QOSOL AH, IYO MUDA DAALO TOGDHEER.4T.COM not for news Maxaa lala kulma geeri kadib...! Togdheer.4t.com Hoyga Heesaha soomaliyeed Maqaalo Xiiso Badan MUCJISADII DAHSOONAYD waa sheeko dhab ah QAADKA  IYO DHIBAATOYINKIISA Ganacsiga, Guurka iyo Wax yeelada Taariikh Soomaliyeed: Waagi Faraacinta ila iyo Dagaladi Sokeeye WAAX MAXAY JACAYLKU MA IS WAYDIISAY WALI? Warar Goos-Goos ah. XUSUUSNAW  WALIGAA Breaking the Magician's Code: Magic's Biggest Secrets Finally Revealed Silsilada Ururada Diiniga Ah ee Somalia Guest Book Welcome To My Homepage Welcome To My Homepage Welcome To My Homepage

HOYGA HEESAHA SOOMALIYEED!!!


 


 

QAYBTA 1AAD

Sah Wi - Abdulkadir A.Kaskey

Sahan - Sahro Ahmed Jaamac

Sareexo - Jango

Shab Shab Low - Mohamed Waryaa

Shamis - Xussen c. Miraale

Shangani Mix

Shukri - Mahmoud A.Omer Jango

Shumeey - Aweys Qamis & Aamino Camaari

Shunkaasi Paltalk - Mohi (Shegoband)

Sirmaqabe - Sahro Ahmed & Jimmy

Soooow sow - Mohamed Ahmed Kuluc

Sucdi - M.Kooshin

The best of Sulfa - Sulfa

Ugbaad - Khalid (super khalid)

Waa iska xaal aduun vol 1 - Salim Saeed & Fadumina

Walanteeri - Mahad Faarax

Warmoog - Abdullahi Boqal

Xamdi - Saado Ali Warsame

Xeebaha Dalkeena - Abdulkadir & Eddy Mulder

Xidig - Farxaan Muse Cige

Xusuus - Fuad Omar

QAYBTA 2AAD

Heelo laas-khoray - Cabdinuur Saalax

Hibaaq - Bile Elmi

Hibo - Abdulahi Boqol

Hiddo Two

Hido raac - C/Samed M.(ilkacase)

Himilo - Mohamed Aden Ali

ILWAAD - Nuuradiin Axmed Imaan

Jaceyl - Fartuun Ahmed (Birimo)

Jalaleey - Zeynab Cige M.

Jihaan - Jihaan J. C/risaaq A

Jiija - Abdi Maaxi Munye

Kaambo

Kaambo 2

Kaban - Shay mire Dacar

Kaban Vol 2 - Shay Mire Dacar

Kabanka Maanta - Sahro Ahmed & M.M.Kooshin

Kabeebey - Shegoband

Kalaguur - Habiib Sharaabi

Kool kooli weligaa - Shimali A. shimali

Ladabaalo - Cumar C. (Sholi)

Layla - Layla

Maana Ceelow - Abdow Aramram

Maanta - AAR

Marti Caashar - Mohamed Omar (Dhag Dalool)

Marwo - Ahmed Cali Cigaal

Meeday - Cabdicasis Jarmal

Meer maliniye - Luul jeylaani

Mii & Magaalo - Cumar C. (Sholi)

Mix - Abdullahi Boqol

Muna - C/Qaadir

Nasteexo - Mohamed S. Tubeec

National Team

Neyruus - Magool

Nimco - Ahmed Nuur Cadaawe

Onkot - Cabdi tahliil warsame

Qabrigii J. - Zeynab C. & C/Naasir I.

Qabyo 2

Qamar - Abdihakim Ciise Geedi

Qamar - Kooshin & Farxiya

Qaraami xasuus - Sharaxii latumay

Qarniga - M.Kooshin

Qiso / History - Abulqadir Jubba

Qurux - Khadra Dahir

Quruxdaydiyay - Abdallah Yusuf Hanuniye

Rajo

Raxmad - Hibo Nuura

Ruun - C/lahi M. (Boqol)

Ruun - Lafoole & Nimco

Safari Mix

Safari Mix 98

QAYBTA 3AAD

African Stars

Al Ceyn - Sahra I Cise Darmaan

Amiira Hits - Amiira Hits

Aragsan - Cali Ukun

Asma - Hassan A. Samatar

Ayaamaha - Maandeeq

Ayaan - Maxamed Xasan Xuseen ( Lafoole )

Ayuub - Abdihakim Cice Gedi

Baadidoon - Abdi Baadil & Zeinab Labodhagax

Bac Madow - Abdi Maaxi Munye

Bada Cas - A SALAN MOALIN ABDULE

Barasho - Cabdi Kumi

Beled Weyne - Xasan A. Samatar

Bella - Moonlight & Avogadro

Bogsiiya - C/Samed M.(ilkacase)

Burcaawi - Fadumo ali elmi (Haldhaa)

Caano - Cabdirisaq M Salaad

Cajiib 2 - Abdirahman A Yusif

Calaf - Abdulkadir A.Kaskey

Cumar Dhuule Cali - Cumar Dhuule

Dareen - Seynab Laba Dhagax

Darman - Daahir C. (Gacamey)

Dawo

Deeqa - Deeqa Axmed

Deeqa Luul - Aweys Qamiis

Deggan - Khadar Yusuf (Khadar Dheere)

Dejiya - Xassan A. Samatar

Dhalanmaayo - Tahow & Lafoole

Dhameys - Saciid M.Elmi

Dhaqan - Abdi Jabar Al.

Dhool - Abdirazak Bashir Mohamed

Dib u Habayn - Mohamed Farab Hussein

Dibnaha - Nimco Jamac

Doonimaayo - Ahmed Naji & Zeinab Laba Dhagax

Dream Team - Jamac & Abdinuur & Faysal

Durdurada - Abulkadir Jubba

Fartuun - Cabdulahi Cabdi ( Leylon)

Filsan - Cali Ukun

Gabar Haloo Doono (The soundtrack)

Gobsanaa Hablahayagu - Farxaan Muse Cige

Goosta Goosta - Ina Dalmar

GST Ghettostarz - Kenadid and Kadafi

Guduudo - Abdikarim I M. Raas

Hadiyad ( Qaaci ) - Faysal M. ali ( Badawi )

Hadiyad - Faysal M. ali ( Badawi )

Haldhaa - Faduma Ali Elmi

Hanaan Qurux - Mahamoud A.Omar ( Jaango)

Hanaan Wanaag - King Khalid

Hayaan - Lima

Haybad - Abulkadir A. Kaskey

 

http://www.bulsho.dk/
HEESO CUSUB OO IMIKA HAWADA LAGUU SOO DARAY
 

 

 
 
 
 



         
  

Fanaaniin caana oo ka baxay Fanka Somalia.

Hargeysa
December 05, 2008—Waagacusub Media


Qaar ka mida Fanaaniinta loogu jecel yahay Somalia ayaa shaaca ka qaaday inay isaga baxeen Fanka.

Fanaaniinta ka baxay Fanka oo u badan Hoboladda Waberi waxaa ugu dambeeyay Fanaanada weyn ee Fadumo Cabdulahi Kaahin Maandeeq oo mar ay ku laabatay Hargeysa todobaadkaan u sheegtay Warbaahinta Waagacusub inay isaga baxday Fanka.Dhageyso.

Fanaanadda weyn ee Qamar Cabdulahi Xarawo ayaa sheegtay inay sedex sanadood ka maqneed Masraxa Fanka.

Khadra Dahir Cige oo loo tiriyo inay tahay Boqorad jaceyl,heesaheedana ka dhigan heesaha ugu saameynta badan Somalia ayaa shaaca ka qaaday inay afar sanadood ka maqan tahay Fanka,waxayna ku cudur daaratay inay Sodoh noqotay oo quraan barasho iyo Diin u weecatay.

"Waan joojiyay Fanka,waxaan hada bartaa Qur'aanka,waxaa i galay Jaceyl diimeed" waxaa sidaa yiri Fanaanadda Fadumo Cali Cilmi Haldhaa.

"In badan baan ku soo jiray Fanka ,hadii uu wanaag leeyahay,nin weynbaan noqday,waxaan go-aansaday inaan joojiyo,waana ka haray fanka oo ka baxay" Waxaa si lama filaana u yiri Mohamed Ahmed Kuluc.

"Fanka Qalbiga ayuu ahaa,waana ka tegay,runtii shaqana mudo dheer kuma lahayn" sidaas waxaa tibaaxay Fanaanadda weyn ee Cadar Ahmed Kaahin.

"Dugsi Qur'aan ayaan ka dhigtaa Borame,hada waxaan ahay arday barta Diinta Islaamka,waxaan ilaah ka tuugay inuu fanaaniinta kale ee aan saaxiibka ahayn ka Madoobeyo Fanka" Waxaa sidaas yiri,Fanaanadda Nadiifo Cali Kulane.

Jilaaga weyn ee Boon Xersi oo ka qeybgalay Barnaamijka Caweyska VOA ayaa sheegay in Fankii goostay.

"Fanka anaga kama tegine isagiibaa naga tegay,anaguna markaas baan tagnay maxaa yeelay meel xabadi ka dhaceyso,hees kama soconeyso,dadkii dhageysan jiray waxay heleen jilayaal wanaagsan oo siyaasiyiina"ayuu yiri Boon Xersi.

Fanaanadda weyn ee Kinsi Xaaji Adan ayaa sheegtay inuusan fanka lahayn qiimihii hore ee uu lahaan jiray.

"Walaahi Fanka kumana jiro,kamana fara laaban maxaa marbaan fara ka laabtay hadana ku soo noqday"ayey tiri Kinsi Xaaji Adan .

"Waan farxay Markaan maqlay in Fanaaniintii ugu caansanaa hoboladda Waaberi isaga baxeen Fanka,aniguna waan ka baxay mar hore oo hada waxaan ka tirsanahay Culumadda Tabliiqa"ayuu yiri Cabdulahi Sooraan oo lagu xasuusto kaalinkiisii Fanka Somalia.

Fanaaniinta waaweyn inkastoo ay fanka ka fariisteen dhawaan hadana waxaa ka horeeyay Sheekh Cabdulahi Sulfa,waxaa kale oo xusid Mudan Fanaankii khadka dhexe ee Waaberi Shamaali Ahmed Shamaali oo Cibaado ugu gaar noqday boqortooyadda Sacuudi Carabiya.

Fanaanadda reer Jabuuti ee Nimco Jaamac ayaa la hadal hayaa inay fanka isaga fariisatay waloow aysan si rasmiya u sheegan.
Source: Waagacusub.com
Copyright © 2007 Togdheer Online Web Services, Inc. All rights reserved.