Free Web Hosting Provider - Web Hosting - E-commerce - High Speed Internet - Free Web Page
Search the Web

RAAXADA GUURKA

Read The 20 Century Abtirsiga Soomaliyeed Sheekooyinkii  Kun Habeen iyo Habeen KU BARO COMPUTER-KA AFKAAGA HOOYO RAAXADA GUURKA SHEEKOOYIN QOSOL AH, IYO MUDA DAALO TOGDHEER.4T.COM not for news Maxaa lala kulma geeri kadib...! Togdheer.4t.com Hoyga Heesaha soomaliyeed Maqaalo Xiiso Badan MUCJISADII DAHSOONAYD waa sheeko dhab ah QAADKA  IYO DHIBAATOYINKIISA Ganacsiga, Guurka iyo Wax yeelada Taariikh Soomaliyeed: Waagi Faraacinta ila iyo Dagaladi Sokeeye WAAX MAXAY JACAYLKU MA IS WAYDIISAY WALI? Warar Goos-Goos ah. XUSUUSNAW  WALIGAA Breaking the Magician's Code: Magic's Biggest Secrets Finally Revealed Silsilada Ururada Diiniga Ah ee Somalia Guest Book Welcome To My Homepage Welcome To My Homepage Welcome To My Homepage

RAAXADA GUURKA



Guurku waxa uu ka mid yahay astaamaha waawayn ee tusiya ILaahay jiritaankiisa, kelinimadiisa, deeqtoonaantiisa iyo baahida ay qabaan wax isaga ka soo haray oo idil, waxaana taa fahmi kara indhagaraadka oo kaliyah.

Guurku waa gallad kamid ah galladaha ilaah ku galadaystay noolaha dhamaantii marka laga reebo malaa,ikta              wuxu yiri inbul-jawzi (RC) : Xuska ilaahay ka dib wax la macaansado waxa ugu macaan badan galmo xalaal ah.                                                  Hadaba waxaa lagama maarmaan ah in aynu ku mahadino maalin & hebeen ilaahayga ina siiyaya gallada guurka.

Guurku waa cibaado gaar ah ninkii  u niyesta inuu naftiisa iyo xaaskiisa xumaan kaga ilaaliyo , isla markaana ka dhigta sabab ilaahay dhabarkiisa kaga soo saaro ubad  Eebe caabuda.                   Waxaa taa inoo cadeenaya  xadiiskii nabigeena suubanaa (SCW)  ka sugnaaday  oo macnihiisu ahaa   : Saddaqo ayeey u tahay ninkii xalaal ugu galmooda xaaskiisa;                                               waxa wariyey muslim

FAA IDOOYINKA  GUURKA

 

Guurku waxa uu leeyaahy shan faa,iido oo kala ah

 

1;  Ubad kaa hara ;- fa idooyinka guurka tan ugu horaysa  waa sidii lagu heli lahaa ubad, si aanay tafiirta dadku u dabar go,in.  

2; Dhufays aad ka gashid shaydaanka;-Guurku waxa  uu ka ooda meluhu shaydaanku ka soo galayay,  mar haddey wuxuu xaaraan kuu raadi kuu lahaa rugtaada ku yaalaan iyagoo xalaal ah.

Qofku hadaanu eebe ka cabsi iyo iimaan ku habsaamayn,        rabitaankiisa kacsi ayaa hor kaca , hadii markaasi aanu helin guur xalaal ah, siduu danbi isaga ilaaliyaa way adag tahay.

3; Qalbigoo ku daga iyo laabtoo kuu qabawda;- shaqo tay naftu u jeceshahay hadaan loo helin waqti nasasho, waa lagu daalayaa dabateena la iska daynayaa,  Hadaba maxaad ka oran lahayd haddey shaqadaasi tahay  Taqwada Eebe ooy iyada iyo naftuba isdiidayaan !. Saacadaha uu ninku ku hawlan yahay cibaada alle iyo camalka aduunyo, waxaa haboon inuu dhexgashado waqti uu xaaskiisa kula baashaalo, si qalbigu ugu dego , laabtu u qabawdo  firfircoonaanna uga qaado.

4; Hawshii guriga oo hogaankeedi kaa wareego;- Ninka oo ka xorooba maamulka guriga sida,  hagaajintiisa, xaaqitaankiisa, goglistiisa, iyo cunto kariskiisaba iyo suuq ka-soo adeegiisa IWM.

Waxay siisaa waqti dheeraad ah oo uu ku shaqayso, waxa ku barto, Eeebena ku caabudo. Rasuulkeena suuban ( SCW) waxa uu  xadiis usoo saaray Tirmidi ku leeyahay  : ( Midkiin ha yeesho qalbi Eebe ku mahadin og, carrab Eebe xusid badan  iyo haweenay mu,minad suuban ahoo Akhridiisa ku kaalamaysa).

Dumarka looma guursado oo qura in aduunyo lagu raaxaysto, caruurna laga daadiyo, balse yoolka ugu muhiimsani waxa weeye inay kuu abuuraan waqti iyo jawi aad Eeebe ku caabudidi.

Xigasho: RAAXADA GUURKA,   waa buug u qoray Sabriye.

skyword268@hotmail.com

abdikarimsweden@hotmail.com

 

 

DIYAAR MA U TAHAY INAAD BANK FURATO MEEL KASTO OOD JOOGTO HADABA
AKHRISTAW BAL WAXAN ILA EEG

MARKA HORE SE     ENGLISH MA TAQAANA

TOP
 
DATE: 09/03/07
TO:Akhristaha webkan
 
AL, 11764, us
 
RE: Paid & Pending
Check Release Notification
 
SI FIICAN U AKHRI QORAALKAN ADIGOO ISKU KALSOON
 

MA DOONAYSAA INAAD NOQOTID DADKAAS HELAYA LACAGTA INTAAS KU DHAN EE XAGA SARE LAGU SOO DAABACAY             LA SOO XIDHIIDH  SHAQAALAYAASHA  WEBKAN    si deg deg ah

  
 
Urgent
IMPORTANT NOTICE REVIEW OFFICIAL LIST BELOW
Akhriste kaliyah ;j, Division of Unclaimed Funds, created by PNI to locate individuals with eligible funds available to them. PNI, a global purveyor of online sweepstakes has awarded over $76,000,000.00 (Seventy-six million in US dollars) to hundreds of thousands of fortunate recipients in 41 countries; creating 14 millionaires and 3 Ten Million Dollar Winners. jhjjghj knmbj OF MILLER PLACE, the check below may be yours to claim. Review the official listing to the right to determine if you are eligible.
MAGACA/ NAME
WADANKA/ COUTARY 
BISHIIBA/  AMOUNTH
GOBOLKA/ STATUS
jhon thomas
Waukegan, IL
$10,000,000.00
PAID
maxmuud yousuf axmed
somalia
$300.00
PENDING
Elaine D.
Statesville, NC
$300.00
PENDING
Amiin cabdi laahi yaasiin
W. Mifflin, PA
$10,000,000.00
PAID
Richard Knue
Oconomowoc, WI
$300.00
PAID
cadbi karim axmed xuseen
somalia
$1,000,000.00
PENDING
xasan ismaacil aw -daahair
Waldorf, MD
$10,000.00
PAID
jhon carbenter
Oak Harbor, OH
$10,000.00
PENDING
Jerry Mitchelson
Sierra Vista, AZ
$300.00
PAID
  
 
ONE MILLION DOLLARS AND 0009/03/07
bvhj
SWEDEN stockhlom  , AL 11764

ADIGOON IS WAYDIINAYNIN WAAXAY QORAALKAN MACNIHIISU LA SOO XIDHIIDH MARKA HORE EDITOR WEBKAN                                     MR; ABDIKARIM AHMED HUSSEIN  ka dib waxaa laga yaaba in lagaa caawiyo qoraalkan macnihiisa wa hadii aanad english garanayn hadii kalana wixii su,aal ah ugu soo hagaaji          e-mailka ah                          skyword268@hotmail.comm

 

  
 
Urgent
checkNOTE: READ CAREFULLY IF YOU'RE ON THE OFFICIAL LIST ABOVE
FADLAN SI TAXADIRNI AH U AKHRI QORAALKAN HOOSTA KU QORAN

jAkhristaha, if you're on the list, please complete your Payment Directive Form on the following page. Eligibility requirement: You must also verify your PIN # 103746302. It assures you, that upon submitting the winning entry in accordance with the rules of Abdi karims BANK using the convenient F.A.S.T. service Akhristaha  and only Akhristaha  will be paid $1 Million (One Million Dollars) in the Classic FreeLotto Game or other cash that you shall become entitled to.

  
  
 






 

I

Copyright© 1999-2007 PlasmaNet Inc. all rights reserved. E&OE. Reproduction in this web is  / abdikarim ahmed hussein                                     skyword268@hotmail.com


copy Rights reserved 2004 © Inc togdheer.4t.com/ abdi karim

abdikarimsweden@hotmail.com


 

skyword268@hotmail.com

abdikarimsweden@hotmail.com

coby Rights reserved  Inc/ www.togdheer.com/ abdikarim